Maamulka Jubbaland oo War ka soo saaray go’aankii lagu fasaxay Xildhibaanada Ceelwaaq

Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa soo dhaweeyay go’aanka uu guddoonka golaha shacabka ku adkeeyay sharci ahaanshaha mudaneyaasha golaha shacabka ee deegaan dooraahadoodu tahay degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo. Madaxweyne kuxigeenka ayaa sheegay in xildhibaannada lagu soo doortay Ceelwaaq ay doorashadoodu u hannaan waafaqsan shuruucda dalka iyo tan doorashooyinka qaranka ayna ku … Continue reading Maamulka Jubbaland oo War ka soo saaray go’aankii lagu fasaxay Xildhibaanada Ceelwaaq